Khilaaf ka taagan Liiska Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in uu khilaaf ka jiro liiska Odayaasha dhaqanka ee lagu wado in ay soo xulaan Baarlamaanka labaad ee Galmudug. Wasaarada arimaha gudaha iyo guddiga farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa wada diyaarinta liiska Odaasha dhaqanka ee la filayo in lagu xareeyo xerada Shiirkole … Continue reading Khilaaf ka taagan Liiska Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug